Boqolaal qof oo ka qeyb galay aaska wiilal Soomaali ah oo lagu dilay Weerarkii Nairobi (Sawirro)

Boqolaal qof ayaa galabta kaga qeyb galay qabuuraha muslimiinta ee magaalada Nairobi aaska wiilal Soomaali ah oo ka mid noqday dad badan oo lagu dilay weerarkii shalay ka dhacay magaaladaas. Faysal Axmed Rashiid iyo Cabdalla Sheekh Maxamed Daahir oo ka soo jeeda gobolka Woqooyi Bari Kenya ayaa u shaqaynayey hay’ad kuwa gargaarka ah oo laga … Continue reading Boqolaal qof oo ka qeyb galay aaska wiilal Soomaali ah oo lagu dilay Weerarkii Nairobi (Sawirro)